Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qof qayb ciidan ah madax u ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taliye oo kali ah:
  • Madaxweyne Siilaanyo ayaa mar uu ka hadlayey deegaanada Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay marka hore Ictiraaf ka raadinayo dalalka geeska Afrika ku yaal, isagoo sheegay in Somaliland reer galbeedku ay arrinkaas kula taliyeen.
  • “Anaga, wuxuu noola muuqday inuu yahay Nin degan oo masuul ah, Nin cidkastaba tallo weydiinaya oo aan keligii taliye ahayn ayuu noola muuqday.”