Qeexid

"ld talin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga talis oo kali ah:
  • Falka Sabtidii ka dhacay xarunta Golaha Wakiilladu wuxuu muujinayaa sida aanay xukuumadda maanta dalka ka talisaa diyaarka ugu ahayn inay talada dalka ku wareejiso si nabadgalyo ah.
  • Waxaannu u soo jeediyey ururka SAMOTALIS in ay hawsha ay ummadda uu hayaan sii laban laabaan, isla markaana iska ilaaliyaan wixii iyaga dhexdooda, khilaaf ku keeni karta oo u midaysnaadaan shaqada ay dadka u hayaan.