Qeexid

"Qalab hirar birlab danabeedka ku qaada silig oo leh qayb hadalka dirta iyo mid qabata oo ay ku wada hadlaan laba qof oo kala fog."

Qeexid Xigta

Hadalka taleefoonka la isku gaarsiiyo. ld telefoon.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taleefan oo kali ah:
  • Maxamad Dheere ayaa xusey in dadka rabshadaha kawada Muqdisho ay dadka taleefano u soo dirayaan isla markaana u sheegayaan in dadku qaxaan.
  • Wararka soo baxaya ayaa soo jeedinaya in madaxweynaha Milan Silvio Berlusconi inuu goor horeba si toos ah khadka taleefan kala hadlay dhigiisa Real Madrid Florentino Perez arimaha ciyaaryahanka.