Qeexid
ld talaxgabid.
ld talaxgabid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Nafley jirro awgeed la tamardhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld talaxgab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-gay, -gtay; -tegi) Ku t.: wax aad ugu xadgudbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Nafley taahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Nafley jirro,gabow, daal iwm la tabarbeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Taah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: A. ah: tabarbeelidda nafley tabarbeeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed.
Qeexid Xigta: ldaxgabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg talaxtag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada. ld salaasa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ku t.: wax samayntooda ku talaggelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg talal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xeelad wax lagu qabto.
Qeexid Xigta: Hab; nidaam; qaab.
Qeexid Kale: Caano lo'aad oo caloosha ku adkaada oo aan si fiican loo matagi karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
Qeexid Xigta: T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe.
Qeexid Xigta: ld talaggelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Ku t.: wax qorshaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Waano qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld teelteel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: ld teelteel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg talajir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]