Qeexid
ld talasaarasho.
ld talasaarasho.
magac / noun
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid arrin u wakiilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg talasaaro. ld tala saarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld taarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u madax yahay middood; wasaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld garbasaarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nolol gaajo, arrad iwm leh. ld busaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax isku jirey kala soocid.
Qeexid Xigta: Hadal, fikrad iwm oo la garan waayey caddeyn.
Qeexid Kale: U gar qaybin (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld tijaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld goosaarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Liid maro ah oo qurxinawgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirtoiyo daahyada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Nafley taahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Taah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada. ld salaasa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ku t.: wax samayntooda ku talaggelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg talal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe.
Qeexid Xigta: ld talaggelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-gay, -gtay; -tegi) Ku t.: wax aad ugu xadgudbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld talaxgabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Nafley jirro awgeed la tamardhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Ku t.: wax qorshaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]