Qeexid

"Lafta misigta madaxeeda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga takoorin oo kali ah:
  • PAC ayaa kusoo bandhigtey xuska maalinta Aids-ka aduunka waxqabadkeeda sida wax caawinaada dadka qaba cudurka HIV Aids-ka sida in ay ka qayb noqdaan bulshada iyada oo aan la takoorin ama shaqooyinka laga hor-istaagin.
  • Dhinaca kalena, ciyaaryahanka Liverpool ee Hamman ayaa ku taliyay inaan la takoorin ciyaartoyga cusub ee aan weli la qabsan hannanka ciyaaraha Ingiriiska.