Qeexid

"Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono."

Qeexid Kale

vr.

Qeexid Xigta

Inta kale wax ka baxsan, ka soocan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga takoor oo kali ah:
  • Waxayna quus iyo rajo la'aan ku riday dadyogii sida qarsoon ugu ololayn jiray midab takoorka.
  • Intii aynu la soo noqonay dawladnimadeenii iyo ka horba waynu aragnay takoorista lagu hayey bulshawaynta xaqeeda doonaysa.