Qeexid

"ld takhasusid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga takhasus oo kali ah:
  • Laakiin cilmi baris ay dhowaan sameeyeen koox dhaqaatiir ah oo si gaar ah ugu takhasustey maskaxda ayaa waxay rumeysan yihiin in jimicsiga uu qofku sameeyo ay xoog iyo nashaad dheeri ah gelin karto xubnaha sida lafaha, murqaha, wadnaha iyo sambabada.
  • Baraadici (Madaxa hay’da quwadda nucliyeerka ee aduunka) uu ugu takhasusay baaridda waddamada quwadda nukliyeerka uu damac kaga jiro, khaasatan isticmaalka aan nabadda ahayn!