Qeexid

"Cid ama wax khaarijin."

Qeexid Xigta

Arrin faro ka qaadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga takhallus oo kali ah:
  • Ayaan Xirsi buuggeedan oo mar kale Maraykanka lagu daabacay waxay dumarka Muslinka ah kaga codsatay inay ka takhallusaan “Dhaqanka Bekranimada” oo –sida ay tiri- ka dhigan “Jir-dil” dhaqanka Islaanka loogu geysanayo dumarka.