Qeexid

"Cod aad u qurxoon oo quraanka lagu akhriyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tajwiid oo kali ah:
  • Waxaa la yiri qofkii ugu horeeyey ee dejiya cilmiga tajwiidka wuxuu ahaa Abuu Cumar Xafsa binu Cumar Adduuriyyu, qofkii ugu horeeyay ee qorana wuxuu ahaa Abuu Cubeyd Alqaasim binu Salaam.