Qeexid

Hadallo qof wax uu ku farxo helay loo jeediyo; hambalyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tahniyad oo kali ah:
  • Aniga iyo Mohamed Ibrahim baana bixinay magaca UDUB, waana waajib isaaran inaan ku tahniyadeeyo guusha uu gaadhay.
  • Anagoo hawshii doorashooyinka ku saabsanayd oo dhinacyo badan leh halkayagii ka sii wadayna ayaa waxaanu halkan uga tahniyadeynaynaa Koomishanka Qaranka ee Doorashooyinka oo hawshii balaadhnayd ee lagu aaminay ilaa iminka si fiican u wada.