Qeexid

"Biyo quraan lagu akhriyey oo la cabbo ama lagu mayrto si barako ama fayoobi looga helo. ld taxliil2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tahliil oo kali ah:
  • Falkan oo ka dhacay agagaarka Shirkadda Dahab-Shiil ee Suuqa Bakaaraha, waxayna rasaas ka dhaceysay Bastoolad ay la dhaceen Allaha u naxariistee Saciid Tahliil Axmed oo goobta ku ruux baxay, kuwii falkaasi geystayna ay baxsadeen.
  • Guddoomiyaha SOYED Cusmaan Muxyadiin Tahliil (Shatax) oo xafladda ka hadlay ayaa sheegay in maanta oo ah maalinta carruurta ay tahay mid qiimo weyn uug fadhida carruurta Somaliyed.