Qeexid

"(-hlay, -hashay; -hli) Wax isku dayid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tahal oo kali ah:
  • Idaacadaha ayaa mar qura hawada ka baxday, iyadoo shaqaalaha idaacadu ay fal arxandaro ku sheegeen dilkii Marxuum Tahaliil, waxaana idaacada la saaray Qur'aan, taasoo tacsi looga dhigay marxuumka la dilay.
  • "Cid walba oo aan ku tuhuno inay ka dambeyso dilkii Siciid Tahaliil gacanta ayaan kusoo dhigaynaa waxaana marsiinaynaa sharciga" ayuu yiri mar kale Sheekh C/raxiin oo ay hadaladiisu u muuqdeen kuwo ay caro ka buuxdo.