Qeexid

"Waqti la soo dhaafay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tagto oo kali ah:
  • “Anagu Maalin baannu la kulanay (Rayaale) anagoo afar nin ah, waxaan ku idhi ‘waar waadigii Itoobiya tegaye ma xabashidaa ku bajisay, maxaa kuu diidey inaad Laascaanod tagto?
  • Afhayeenku wuxuu sheegay in dowladdu ay u diyaargarowday inay ka hortagto qaraxyadaas, isagoo xusay in cid walba oo isku ekeysiisa saraakiisha dowladda aan loo ogolaan doonin inay gasho xarumaha dowladda ee Muqdisho ku yaala.