Qeexid

"ld taksi. (-iyo, m.dh) Baabuur yar oo la kireysto."

Qeexid Xigta

ld tagsasho. Guur; tag.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tagsi oo kali ah:
  • Dagaal seel-seeli dad iyo dayuurado lagu cawaray ayaa shalay daf laysku yidhi istaanka dayuuradaha ee Cigaal Boori eer, kadib markii dablay xaragoonaysay oo laba tagsi ku soo duulay ay karbaash la dhaceen dayuuraddo xaqanaas oo istaanka ka rakaabsanayay.
  • “April 11-dee annaga oo ka soo qadayney hudheel ku yaallay xaafaddii Iftin ayaanu soo raacnay tagsiyo oo aanu nimid guri ku yaallay xeel Xabsiga Dhexe ee Hargeysa waqooyi- galbeed ka xiga.