Qeexid

"ld tagrifalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tagrifal oo kali ah:
  • Waa koox ku heshiis ah sharci jabinta iyo ku tagrifalka hantida Ummadda.
  • Haddaba waxaa la yaab iyo af-kala-qaad nagu noqotay sida badheedhka ah ee aan qarsoodiga ahayn ee ay dawladdu u istcimaalaysay ama ay ugu tagrifalaysay hantida qaranka ka dhaxaysa een cidina kaga daba hadlayn, haddii laga hadlana aan loo qiimaynan.