Qeexid
Xubinta cududda iyo majinta u dhaxaysa. ld tagoogo.
Xubinta cududda iyo majinta u dhaxaysa. ld tagoogo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld tagoog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tacabka beeraha.
Qeexid Xigta: M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay.
Qeexid Kale: Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax dedid.
Qeexid Xigta: Meel har u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Daash, geed iwm har u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo.
Qeexid Xigta: Sida marada hagoogta ah loo xirto.
Qeexid Kale: Gambada haweenku madaxa saartaan. 4. Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Qeexid: (f.g) Cid meel aadid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka t.: wax dayn ama dhaafid.
Qeexid Kale: (f.mg) Kala t.: cid wax kala baxsasho; kala bixid. 4. (f.mg) U t.: u imaansho; la kulmid; nin naag u galmoosho. 5. (f.mg) Ku t.: meel la tagayo gaadiid u raacid; wax la qaatay ka samrid. 6. (f.mg) Ula t.: arrin iwm cid la kaashad. 7. (f.mg) Uga t.: wax cid ku dhaafid. 8. (f.mg.) La t.: qaadasho; wadasho; kaxaysasho; raacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Guur.
Qeexid Xigta: Nasiib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Aqoonta liishaanka.
Qeexid Xigta: Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld tannaagoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kol; mar.
Qeexid Xigta: In kol naas laga dhiijiyo.
Qeexid Kale: Roob yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xisaab qaldan.
Qeexid Xigta: ld tahantoogid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Cid meel fog joogta cod dheer kula hadlid. ld tayaago, tayaaqoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tannaagood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Dhul yara sarreeya. ld taag (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld taksi. (-iyo, m.dh) Baabuur yar oo la kireysto.
Qeexid Xigta: ld tagsasho. Guur; tag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Gabar guur dartiis ula bixid.
Qeexid Xigta: Ku t.: wax lunsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Waqti la soo dhaafay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]