Qeexid

"(-rro, m.dh) Fasiraad; micnayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tafsiir oo kali ah:
  • Tafsiirka Ibnu Katheer oo Carabi, Urdu iyo English ah.
  • Masaajiddo badan baa qaraxyo loo geystay xilliyo salaadda lagu jiro iyo xiliyo tafsiir qur’aan laga akhrinayo, ay dad badanna ku dhinteen.