Qeexid
eeg tafiirgoo.
eeg tafiirgoo.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
Qeexid: tafiirgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Wax ciribtirmid.
Qeexid: tafiirgo'id m.f.dh eeg tafiirgo'.
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Wax cirib-tirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ro, m.dh) Ilmaha ay dhalaan waalidku.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ka t.: wax ka soo farcamid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tafiiran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg taf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]