Qeexid

"(-qyo, m.dh) Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago. ld tafarruq1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tafaraaruq oo kali ah:
  • Halkaas ayayna ka bilaabantay tuhunka iyo tafaraaruqa isticmaarku ku dhex tuuray dadka reer jabuuti oo toorri iyo toog iyo turuqba isku tumay.
  • Yuusuf ka hadlay isagoo sheegay Mudanayaasha Baarlamaanka looga baahan yahay in ay muujiyaan isku xernaan meeshana ay ka bixiyaan tafaraaruq maadaama uu maanta xilka iska casilay Madaxweynihii hore ee dalka Md.