Qeexid

"Iibinta badeeco kis kis loo iibiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tafaariiq oo kali ah:
  • Haddaba, iyadoon qudh iyo maan loo garanayn amuurta odayga soo jirabtay, ayay dadka qaar ku sheegeen odaygu inuu la dhukusayay baqdin ah in Ciidanka tafaariiq lagu sadheeyo, waxa kale oo uu doonayay bal inuu soo eego isha ay askartu leedahay.
  • Daahir salaad oo ku hadlay magaca ganacsatada hirgelisay suuqan ayaa sheegay in suuqu yahay mid loogu talogalay in dadkii Bakaaraha u aadi jiray dukaameysiga ay ka heli karaan waxyaabaha ay u baahan yihiin oo Jumlo iyo Tafaariiq ah.