Qeexid

"Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo."

Qeexid Kale

Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.

Qeexid Xigta

Lacag loo geeyo qof laga dhintay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tacsi oo kali ah:
  • Hay’adda Somali Advice and Information Services (SOMINFOS) oo u tacsiyeeynaysa ummadda iyo dowladda Puntland kadib geeridii Wasiirudowlihiii dastuurka Puntland.
  • Garowe Online ayaa tacsi u direysa dhamaan ehelki marxuumka annaga oo leh samir iyo imaan isagana janadii ilaah ha ka waraabiyo.