Qeexid

"Rasaas koox dad ahi hal mar wada ridaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tacshiirad oo kali ah:
  • Qaraxaan oo abaarey gaariga Gudoomiyaha Barlamanka xilli uu gurigiisa ku sii jeedey ayaa waxaa ku dhintey nin dhalinyaro ah oo ka tirsan ilaaladiisa kadib markii tacshiirad ka dhacdey isla goobta qaraxu ka dhacey.
  • Axaddii, xoogagga Itoobiyaanka oo taangiyo iyo helocabtarro ku ku hubaysan ayaa bilaabay inay ugaarsadaan mallayshiyada kuwaasoo iyana ku jawaabay tacshiirad aad u xoog badan, madaafiic iyo hoobiyayaal.