Qeexid

(-qyo, m.dh) Faahfaahin laga bixiyo arrin, ra'yi iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tacliiq oo kali ah:
  • ” Macallinku markuu tacliiq ka bixiyay faaqidaadii kooxdii koowaad, ayuu waxa uu isha la raacay fasalka.
  • Gabartii waa ay fariisatay, ardayduna waxa ay eegayaan Macallinka, warna ka sugayaan—waa u caado in uu tacliiq ka bixiyo jawaabahooda suugaaneed.