Qeexid

"Aqoon habaysan oo la barto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tacliin oo kali ah:
  • Wuxuu fursad u helay tacliin sare.
  • Abwaan Cali Xasan Adan oo ku magacdheer "Cali Banfas" waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa Sanadkii 1948kii. waxa uu tacliintiisa Hoose ilaa sare ku dhamaystey magaalada Hargeysa.