Qeexid
Ku t.: dad badan Alla bari samaysasho.
Qeexid Kale
Sixir furyo samay-sasho. ld tadcaaro, tamcaaro.
Qeexid Xigta
Si wada jir ah wacad u gelid.
[-rtay, -ratay]
f.mg3Ku t.: dad badan Alla bari samaysasho.
Sixir furyo samay-sasho. ld tadcaaro, tamcaaro.
Si wada jir ah wacad u gelid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar1, tamcaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (dii.) Ku t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar2, tamcaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld tadcaarid, tamcaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tacdaaro. ld tad caarasho, tamcaarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Rati raran oo taagan wax saarasho.
Qeexid Xigta: Qof kaalmayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld tacdaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld tacdaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm).
Qeexid Xigta: Qof tartiib u taabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid arrin u wakiilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dadaal miro dhalin la'aan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld tabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld tabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid gardarro kula kicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.w
Qeexid: Wax la yaab leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ganacsi. ld tijaarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Dukaan yar oo cunto iwm oo tafaariiq ah lagu gado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]