Qeexid

"Wax lagu kaco oo xaqa weydaarsan; waxyeello; gardarro; xumaa-to. ld dacati."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tacaddi oo kali ah:
  • Xaquuqaadkaasi waxa ka mid ah inay helaan mushaar la mid ah kan ay qaataan ragga ay isku shaqada qabtaan, daryeel caafimaad oo ay helaan dumarka caalamku iyo in guud ahaanba la joojiyo tacaddiyada loo gaysto dumarka.
  • . Koox Dulmi-taageerayaal ah, oo labadaan kooxood ee hore ku taageerta dulmiga iyo tacaddiga ay ku hayaan umaddooda, waxayna isugu jiraan kuwo dulmiga u taageeraya qabyaalad.