Qeexid

"Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho."

Qeexid Xigta

Dhacdo godob ka tirsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabo oo kali ah:
  • Marna la islama fahmin rasmi ahaan waxay ku dambaynayso, balse af-hayeenku wuxuu tilmaamay in tabobaraha reer Argentina aanu jeclayn Braziliyiinta.
  • Corinthians oo uu laysliyo tabobarihii Brazil u soo hooyay guushii 1994 ee Carlos Alberto Parreira waxay fadhidaa kaalinta saddexaad, kulankii ugu dambeeyayna waxay 3-1 kaga tallaabsatay Saopaulo.