Qeexid

"ld dabis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabis oo kali ah:
  • “Dilka wiilkan madaxa looga jiray, waxaa amray saraakiisha Xarrakatul Shabaab ee gobolka Jubbada hoose, waxaana saxaafadda loo diiday inay tabiso” ayuu yiri mid ka mid ah ehellada wiilka la toogtay.
  • WDN: Barnaamijyada aad soo tabisaan maadaama ay Soomaalidu hadda aad u xiiseeyaan arimaha siyaasada, maxaa ka reebay qorshihiina?