Qeexid

Cid tabco ku qabasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabcee oo kali ah:
  • Haseyeeshee kuma uu jirin budhcaddii waaweyneyd ee hantidii ay xaqdarrada ku tabceen dibadaha ku rneelaystay, si ay ugala baxsadaan dabkii ay shideen hubeenna dalku in uu dhawaan ku guban doono.