Qeexid

"T. ah: qof daal ama xanuun la liita. ld tacbaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabcaan oo kali ah:
  • Mise waaba laga maarmay Togwajaale ee intaa dadweynaheedu ka qaylinayay, ee warbaahinta oo dhan laga sheegay in loo gurmado, mise waa tabcaanimada maamulka Degmada?
  • Muddo toddobaad ah ayuu jiifay oo aanu dugsigii tegin, waxaad moodaysay tabcaan aad ay xaaladiisu u liidatay.