Qeexid
(-ooyin, m.l) Loox weyn oo qoraallo ama sawirro macno gaar ah samaynaya lagu muujiyo.
(-ooyin, m.l) Loox weyn oo qoraallo ama sawirro macno gaar ah samaynaya lagu muujiyo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Abaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax tiradoodu xadkii dhaaftay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Wax xeeladayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -bici) Ku t.: cid deeq weyn siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Nooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi jirey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey.
Qeexid Xigta: Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld tabbicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld tabbac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]