Qeexid

ld tabayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabays oo kali ah:
  • Waxa dalkeenna guud ahaan iyo degmooyinkiisa ka jira baahiyo baahsan oo bulshadu tabayso, waxaanna guud ahaan liita adeegyada aasasiga ah ee nolosha aadmigu u baahan tahay.
  • Kooxda Valencia, waxay tabaysaa 7 ciyaartoy oo kaga maqan dhaawacyo gaadhay oo uu ka mid yahay goolhaye Santiago Canizares, Curro Torres oo difaaca ka ciyaara, Vicente Rodriguez iyo Ruben Baraga oo iyaguna ganaax ciyaareed u fadhiya.