Qeexid

"eeg tabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabasho oo kali ah:
  • Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa daboolka ka qaaday in tababshooyin ka dambeeyeen gooni-isu-taagii Somaliland, isla markaana aan ilaa hadda la hayn cid tixigelisay tabashooyinka dadka deegaannada barigu tirsananayaan.
  • Waxa jirta in ay jiraan tabashooyin ay beeshu tabanayso, taas oo ay hore ugu muujiyeen Saxaafadda Madaxabannaan, wax laga qabtayna aanay jirin, sidaa daraadeed waxa dhacday in maqaamkii beeshu lahayd ee Sh.