Qeexid

Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabarruc oo kali ah:
  • · Waxaynu ka warqabnaa in ay abaar ba’ani dalkeena ka jirto, taas oo u baahan dawlad iyo dadweynaba in aynu iska kaashano oo aynu naf-hur iyo tabarruc ugu gormano inta ay saamaysay ee bulshadeena ah.
  • Hadaafow, Guure iyo kuwo kale oo si tabarruc ah ardada wax u bara.