Qeexid

"Xoog; itaal. ld tabaro, tamar, tamaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabar oo kali ah:
  • Generalka aad ayaa looga xushmaayaa Somaliya oo idil Xataa Xiliyadii uu Noolaa wax uu quudin jirey dadka Tabarata Yar ee soo beegsaday xiryaha ciidamada oo uu oran jirey waxa Walba oo aad aragataa oo aala Xiarayaha ciidamada Waa Cuni kartaan.
  • “Dalka Soomaaliya waa dal dariskayaga ah, xidhiidh dhowna waan la leenahay, sidaa daraadeed waan araganaa waxa ka jira waana in aan ku tabarucnaa ciidamo iyo qalab millitari haddii aannu nahay dawladaha Africa.”