Qeexid

"Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taban oo kali ah:
  • Sheekhu, wuxuu sheegay in labada dhinaca ay isugu tagi doonaan 1-da July, dalka Yemen, halkaasna ay isku horfariisan doonaan, iyagoo garab walba uu ka hadli doono waxa uu tabanayo.
  • Ugu horeyn beesha Hawiye oo keentay Kutubada ayaa u gudbisay beesha Daarood iyagoo kadibna u sii gudbiyay beelaha Digil iyo Mirifle oo eedeyn ka tabanayey labada beelood.