Qeexid

"Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tababbar oo kali ah:
  • Dhaqdhaqaaqa Ahlu Sunna ee hadda gacanta ku haya degmooyin ka mid ah Gal Guduud iyo Gedo, waxay dadka qaar ku tilmaamaan in ay waddan deris la ah Soomaaliya ay ka helaan rasaas iyo tababbar militeri.
  • Waa in la abuuraa shaqo lana badiyaa meelaha dadka lagu tababbaro, farsamadoodana kor loogu soo qaado.