Qeexid

"Dhib waxtabasho."

Qeexid Xigta

Waaya ha adduunka; sah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabaalo oo kali ah:
  • Ugu dambeyntii, Madaxweyne Abdullahi Yusuf Ahmed ayaa markale ku celiyey in Dowladda Ingriisku ay kordhiso taageerada howlaha bani'aadminimada ee loo fidiyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku tabaaloobay colaadaha iyo abaaraha.
  • Waxa ay dadka ku tabaaloobay abaaraha Soomaaliya ka jira hadda ka hortaagan yihiin in gargaar la gaadhsiiyo.