Qeexid

Cid dhibaato u gaysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabaalee oo kali ah:
  • Dowladda oo fasaxday hawlihii samafalka Hey'ada cuntada aduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WFP, ayaa waxa ay sheegtay in loo fasaxay hawlgalladii gar gaarka deg deg ah ee loo fidinayay dadka tabaaleeysan ee ka soo barakacay dagaalada Muqdisho.