Qeexid

"Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho."

Qeexid Xigta

Qof daal badani hayo ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabaalaysan oo kali ah:
  • Waxaana ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada, la dagaalanka cudurada Aidska iyo duumada hoos u dhigida saboolnimada iyo qodobo kele aad muhim ugu ah dadka tabaalaysan ee ku nool Puntland.
  • Sidoo kale, Madaxa Hay'adda Cilmi Baarista Puntland ee PDRC C/raxmaan Shuuke ayaa sheegay in ay tahay wax laga naxo in la afduubo dad wadamo fog uga yimid u gargaarida dadka tabaalaysan ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.