Qeexid

"ld tabaalayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabaalays oo kali ah:
  • Waxaan intaa raacin oo aan isu foodin sida uu afku ugu tabaalaysan yahay magaalada iyo sida ay hodannimadiisa iyo mucdiisa loogu tegayo miyiga iyo qodaalka.
  • Goor hore ayay ahayd markii Puntland ay ku dhawaaqday in ay kaalmo dhaqaale u dirayso dadka abaaruhu ku waxyeeleeyeen Koonfurta hase ahatee wali ma jirto wax jawaab ah oo Puntland ka gaaray dadka tabaalaysan.