Qeexid

"ld tabaabulayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabaabusho oo kali ah:
  • Nairobi (Daily Nation): Tartanka doorashada ee jagadda M/weynaha Kenya ayaa maraya heer tabaabusho oo kulul.
  • Wax is daba marin weyn oo dhinaca Oromada ah, iyo tabaabusho xumo iyo dayacaad badan oo ka timid dhinaca Ismaamulka Soomaalida ayaa dhaliyay in natiijadii afti ku sheegtaas meelaha qaarkood la yidhaa Oromada ayaa ku guulaysatay.