Qeexid

(-nno, m.dh) Qof taariikhda si fiican u yaqaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taariikhyahan oo kali ah:
  • Arrinka kale ee ay taariikhyahannadu tilmaameen waa in Soomaalidu ay u midoobi jireen, xurgufaha iyo xafiiltanka dhexdooda ahna ay xakameym jireen, marka arrimahooda uu shisheeyuhu faraha la soo galo, amaba ay colaadi dhexmarto.
  • Ibn Mandhuur waa taariikhyahan Muslim ah.