Qeexid

"(f.g) Wax taariikh u yeelid."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka t.: wax ka sheekayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taariikhee oo kali ah:
  • Madaxweyne Obama oo ka hadlay TV-yada Maraykanka ayaa ku amaanay Senetar McCain dadaalkiisa iyo halgankiisa taariikheed.
  • Wakiilka Maraykanka u fadhiya golaha amaanka ayaa bogaadiyay go’aankan oo uu ku tilmaamay mid isbeddel taariikheed ku keenaya dalka Ciraaq, isla markaana waxtar u ah dadka reer Ciraaq ayna awooda saari doonaan sidii dib-udhis loogu samayn lahaa dalkaa.