Qeexid

Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taariikh-nololeed oo kali ah:
  • Sidaa darteed waxaanu doorbidnay inaanu bulshada u soo bandhigno qayb ka mid ah taariikh-nololeedkii Xaaji-Gujis.
  • Boobe ayaa sidoo kale ka sheekeeyay taariikh-nololeedkii Mujaahid Maxamed Xasan Aadan (Gacmadheere), isaga oo xusay sidii uu halgankii qadhaadhaa ugu soo qaybqaatay, taas oo uu ku sheegay in da’yarta meeshu horumar ka gaadho.