Qeexid

"War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro."

Qeexid Kale

(muus.) Daf afar geesle ah.

Qeexid Xigta

Silig wax lagu oodo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taar oo kali ah:
  • Akhristayaal, fanka Xaaji Gujis, maaha mid lagaga geyoonayo qalin iyo waraaq la isdul dhigo, hase yeeshee waxaanu maqaalkan idiinku soo gudbinaynaa qaybo yar oo ka tirsan taariikhdii fankiisa.
  • Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Africa Cumar Faaruuq Cusmaan oo kulanka ka hadlay ayaa tilmaamay in uu kulankan yahay mid taariikhi ah oo lagu wajahayo sidii loo sugi lahaa amniga suxufiyiinta Afrika.