Qeexid

Tabar; awood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taaqo oo kali ah:
  • Waxaanan ku soo gunaanadayaa naftii hamadii hubsiimo u heego dhacdaa hantaaqooyin gaadha waa u halis.
  • Faransiiska oo uu ka maqnaa Zinedine Zidane ayay ugu biirtay hantaaqo kale markii tiirka dhexe ee difaaca Frank Leboeuf, uu dhaawac gaadhay, taasna ay keentay in wax laga beddelo qaabka ciyaarta.