Qeexid

"Weel bir ah oo baabuurta ku rakiban oo biyaha, baasiinka iwm lagu shubo."

Qeexid Xigta

Nooc baabuurta qafilan ee dagaalka ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taangi oo kali ah:
  • Dadka Degmada Jowhar ku dhaqan oo GO la xiriirtay ayaa waxa ay sheegeen in Magaalada ay soo galeen Taangiyo aad u fara badan oo Ciidamada Ethiopian-ka ay wataan.
  • Ceelka waraabiya magaalada Gebilay, wuxuu leeyahay laba kayd-biyood oo mid tahay Berked ku taalla Ceelka oo qaada 20 mitir-kuyuub, iyo kaydka labaad oo ah taangi ku dhexyaalla magaalada oo qaada 40 mitir-kuyuub.