Qeexid

"(-aamay, -aantay; -aami) Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taan oo kali ah:
  • Furitaanka Maxkamadda waxa goobjoog ka ahaa saddex qareen oo difaacaya eedaysanayashan, eheladooda, Xildhibano Barlamanka ka tirsan iyo shaqsiyaad kale.
  • Arrintan ayay dadka qaar ahi ku tilmaamayaan mid ganacsatado ay siyaasad ka wataan, waxaana ganacsatadan manaxayaasha ah ee aan shacabka u maciineyn wadaan wali, caburinta shacabka, iyagoona badeecadaha ku kordhiyay lacago xad dhaaf ah.